(Sawirro) RW Rooble & Wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareen waxaa goor dhow gaaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyey garoonka ku soo dhoweeyey wafdiga raisul wasaaraha oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Socdaalkan galabta Ra’iisul Wasaaraha kusoo gaaray … Continue reading (Sawirro) RW Rooble & Wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb